Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Shariif Xasan oo Shaqo uu Qaban Waayey Ka Codsadey In Farmaajo u Qabto

Hogaamiyah maamulka 3da gobol ee Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Xaalad adag ay heysato Shacabka ku nool degaanada Maamulka...

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna...

Dhegayso…Booqashada Farmaajo ee Baydhaba “RAJO MISE RAJABEEL”

Booqasho aan horey loo sii iclaamin ayaa waxa maanta magaalada Baydhaba ku gaaray Madaxweynaha Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Hadaba Booqashada Farmaajo...

Dhegeyso: Madaxweynaha oo Ciidmada Amisom kaga Digey Dilalka Ugu Tala gal Ah ee ay U Geysanayaan Shacabka somaliyeed

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab oo Soo Saarey Sharciyo Lagu Soo Celinaayo Bilicda iyo Nadaafada Degmada

Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab Axmed Cusmaan Dhoore ayaa amaro cusub oo loogu soo cellinaayo bilicda degmada dul dhigay shacabka ku nool degmada Xamar Jajab. Axmed...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img