Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Wasiirka Dastuurka oo Sheegey In Ay Wadaan Wadatashiyo Ku Saabsan Dastuurka

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan wadahadallo ku saabsan dib u eegis lagu sameyn doono...

Dhegeyso:Qarax lala Beegsadey Gudiga Abaaraha iyo Sheekh Nuur Baaruud oo Ka Hadley

Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha, ayaa waxaa qarax miino lagula eegtay duleedka Magaalada Muqdisho. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo...

Dhegayso…CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC

Dhegayso...CASHAR DIINI AH OO KU SAABSAN BEECA KANA MID AH KITAABKA ABUU-SHUJAAC. Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna...

Dhegayso…Soomaali badan oo laga tarxiilayo magaalada Atlanta gobolka Georgia dalka Mareykanka.

Iyadoo todobaadkii tagay magaalada Atlanta caasimada gobolka Georgia ay ka bilaabantay qabqabasho dadka aan sharciga ku joogin dalkan mareykanka ayaa waxaa hadana arinkaasi u...

Dhegeyso:Axmed Madoobe oo Beesha Caalamka Ku Eedeeyey Ka Gaabiska Gurmadka Abaaraha

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Beesha Caalamka ku eedeeyay in ay gaabiyeen wax u qabashada dadka ay abaaruhu saameeyeen. Waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img