Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Ciidamo Kenyaan ah iyo Ciidan Somaliyeed oo Ku Dagaalamey Xadka Dhinaca Ceel Waaq.

Ciidan ka tirsan Dowladda Kenya gaar ahaan kuwa la dagaalanka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee maanta ka soo tilaabay Xadka dhinaca Ceel-waaq waxeyna gudaha...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ugu Baaqey Baarlamaanka Iney Soo Dedejiyaan Maqaamka Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka codsaday Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya in ay dadajiyaan dhismaha maqaamka siyaasadeed...

Dhegeyso: Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed oo Baaq u Direy Dhalinyarada Cusub ee Kusoo Biirey Ciidanka Boliska

Kusimaha Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Mukhtaar ayaa ugu baaqay dhalinyaradda Aqoonyahanada ah ee kusoo biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed in ay u dhabar adeegaan...

Dhegeyso Gudomiyaha Gobolka Nugaal oo Sheegey In La Joojiyey Isku Socodka Puntland iyo Somaliland

Waxaa gabi ahaanba la joojiyay isu socodkii u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan gaadiidkii ka tagi jiray Puntland ee aadi jiray Somaliland...

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey Iney Alshabab Ku Dhuumaaleysaneyso Deganada Puntland

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa sheegay xubno ka tirsan Shabaab ay ku soo carareen buuraha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img