Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo U Mahadceliyey Ciidamada Alhlusuna Sheegeyna Iney Ka Mid Noqon Doonaan Ciidanka Dowlada

Guuto ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ayaa manta lagu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, maadaama heshiis midow ah magaalada Dhuusa-mareeb ah ay...

Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Xukumada Ku Eedeyey Iney Colaad Maleegayaan

Wasiirka wasaarada arimaha gudahah ee maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku edeyey inu colaad ka hurinayo...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliska Degmada Afgooye oo Ka Hadley Dilalka Ka Dhaca Degmada

Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Cabdiqaadir Cusmaan Mursal ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ciidamada Booliska ay halkaasi ka sameeyeen Saacaddihii...

Dhegeyso: Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Sheegey In Boqol Maxaabiis Ay Kasoo Daayeen Xabsiyada India

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan ay dalka soo gaari doonaan ku dhawaad 100 Maxbuus oo ku xirnaa Sanado...

Dhegeyso: Xukuumada oo Ka Hadashey Dilalka Qorsheysan ee Ka Dhaca Gobolka Shabelaha Hoose

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay dilal qorsheysnaa oo ururka Al-shabaab todobaadyadii la soo dhaafay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img