Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Taliye Xigeenka Ciidanka Asluubta oo Ka Warbixiyey Wiil Lagu Diley Xabsiga Dhexe

Taliye ku xigeenka Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa Faahfaahin ka bixiyay wiil dhalinyaro ah oo Xabsiga dhexe ee Xamar ku geeriyooday kasoo ka mid ahaa...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Beeniyey Bananbax La Sheegey Inuu Ka Dhacay Degmada Gudaheeda

Gudoomiyaha degmada baraawe Adan Cumar Madoobe oo aan shaley qadka telfoonka ku tiigsaney ayaan ka wareysanay arimo badan oo la xiriira degmada iyo bananbax...

Dhegeyso: Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Dhismaha Maamul Deegaaneedka Degmada Baraawe

Gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabelaha hoose Cabdifataax Cabdulle Yusuf oo la hadley warbaahinta ayaa ayaa ka hadley dhismo maamul daageeneed oo beryahan...

Dhegeyso: Wasiirka Amniga oo Shaley Balcad Gaarey Isla Markaana Ka Hadley Nabadeynta Wadada Isku Xirta Balcad iyo Muqdisho

Waxaa maanta degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle). Wafdiga Wasiirka waxaa magaalada...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Ka Warbixiyey Kulan uga Socda Magalada Kismaanyo

Culimada Soomaaliyeed ee maalmahanba shirarka uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen waxyaabaha uu ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img