Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo Ka Jawaabey Hadalkii Kasoo Yeerey Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaciil

Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amrey In La Joojiyo Dhismo Ka Socdey Degmada Xamar Jajab

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha...

Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegey In Xukumada Qorsheyneyso Sidii Amisom Ay Ugula Wareegi Lahaayeen Amniga Dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso qorshaha ciidamada AMISOM ay kaga baxayaan Gudaha Soomaaliya,islamarkaana guud ahaan Ammaanka Soomaaliya loogu wareejin lahaa ciidamada dowladda...

Ceel Biyood ku Shaqeeya Soolarka Cad Ceeda oo laga hergeliyey degmada Baardheere(Sawirro+Dhageyso)

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hergeliyey Ceel biyood ku shaqeynaya Tamarta Soolarka Cadceeda oo ayan horey u...

Dhegayso..Xil.Maxamed Nuuraani Bakar oo u Jawaabay Cabdulahi Sheekh Ismaaciil

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar ayaa jawaab lama ilaawaan ah maanta warbaahinta maxaliga ah ee magaalada Muqdisho u mariyay Caadaqaate Cabdulahi Sheekh Ismaaciil. Jawaabtan uu siiyay Xildhibaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img