Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabeelaha Hoose oo Sheegey Iney Yaraatey Dhibtey Alshabab Ku Heysey Gobolka

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji oo ka qeyb galayay Barnaamij ka baxayay Tv-ga warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay dilalkii iyo Qaraxyadii...

Dhegeyso:Reysuwasaare Kheyre oo Ganacsatada ka Dalbadey Iney Kala Shaqeeyaan Joojinta Musuqmaasuqa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan jiheynta Dowladda Federaalka, si wax looga...

Dhegeyso: Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Fariin u Direy Mucaaradka

Raiisul Wasaaraha xukuumada federaalka Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa waxaa uu maanta fariin u diray Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho, xilli...

Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka oo Ugu Baaqdey Shacab Somaliyeed Ineysan Qashin Ku Shubin Bada

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa ka digtay in qashin lagu xeebaha Soomaaliya, iyada oo shacabka ugu baaqday in...

Dhegeyso:Reysulwasaaraha oo Sheegey Iney Sameyn Doonaan Gudiga La Dagaalanka Musuqmaasuqa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay ka hortagga falalka Musuq maasuqa ah. Waxaa uu sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img