Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Xildhibanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Shariif Xasan Ugu Baaqay Inuu Faraha Kala Boxo Siyasada Dowlada Dhexe

Xildhibaano ka tirsan maamulka konfur galbeed oo shaley gelinkii dambe kulank u qaatay magalada muqdisho ayaa waxaa ay baaq u direen Shariif Xasan Sheekh...

Dhegeyso: Gudiga Aqalka Sare ee u Xilsaaran Xalinta Khilaafka Baarlamaanka oo Qodobo Soo Saaray

Guddigii Aqalka Sare u xilsaaray xalinta Khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka codsaday in dhinacyadda uu Khilaafku u dhaxeeyo in ay...

Dhegeyso: Beesha Hariin oo Maanta Farin u Dirtey Xildhibanada Digil iyo Mirifle Ee Mooshinka Hor Boodaya

Kulan ay isugu yimaadeen waxgaradka Culumaa'udiinka, Haweeenka iyo Dhaliyarada Beesha Hariin ayaa maanta lagu qabtey Magalada Baydhabo kulankaas oo kaga hadlayeen mooshin ka dhan...

Dhegeyso: Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka oo Sheegey Mooshinka Jawaari Ka Dhanka ah Iney Ka Dambeyso Shirkada DP World iyo Imaaraadka

Khilaafka u dhexeeya xubnaha golaha shacabka iyo xukuumada ayaa beryahan dambe cirka isku shareeray ayadoo dadka ay isla dhex marayaan in la isku heysto...

Dhegeyso:Xildhiabanada Dowlada Federaalka oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Daaha Kasoo Hoos Boxo

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka BFS ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu baaqay inuu si deg deg ah ku soo fara geliyo khilaafka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img