Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:- Taliyaha Ciidanka Boliska gobolka Baay oo ka hadlaya is xabadeyntii shaley ka dhacaydey magalada baydhaba

Taliyaha Booliska Gobalka Baay Col Mahad ayaa ka hadlay Iska hor Imaad dhex Maray Ciidamo Booliska ah iyo kuwa Militeri ah oo Dowlada Federaalka...

Dhegeyso:- Tafatiraha websidka isha baydhaba Ilyaas qalinle iyo C/rahman shaam oo aan ka wareysaney doorashadii xalaasha eheyd ee shaley ka dhacdey xarunta ADC

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsadey ayagoo ku sugan qaarada yurub tafatiraha websidka isha baydhaba Ilyaas qalinle iyo gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey C/rahmaan shaam...

Dhegeyso: Gudomiyaha deegaanka Number 50 oo ka hadlaya Burcad xaley baabuur jidka u gashey dhacna u geysatey

Gudoomiyaha deeganka No.50 ee gobolka Shabellaha hoose C/laahi Cumar Waafow oo la hadlayey Warbaahinta ayaa sheegay xaley kooxo hubeysan ey jidka u galeen baabuurta wadada...

Dhegeyso: Mid ka mid ah Xildhibaanada Digil iyo mirifle iyo wuxuu ku hadley

Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo kamid ah xildhibaanada ugu cad cad ee kasoo horjeeda horumarka shacabka koonfur galbeed ayaa maanta isagoo warbaahinta la hadlaya...

Dhegeyso:- Qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyey Madaxweynaha Koonfur galbeed somaliya Mudane Madobe Nuunow Maxamed

Aqyaarta sharafta leh waxaan halkan idnkugu soo gudbineynaa qudbadii ugu horeysey ee uu jeediyo madaxweynaha koonfur galbeed somaliya Mudan Madoobe Nuunow Maxamed  qudbadaas oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img