Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

        ---Wafdi Wasiiro Ahaa oo Baydhabo booqday oo caawa Niyad jab kula noqday magaalada Muqdisho ---Gudoomiyaha Cusub ee gobalka Banaadir oo sheegay meelaha ay amni darida...

Dhegeyso:- Gudomiyaha golaha guurtida k/galbeed Malaaq Shuurow iyo qaar ka tirsan warbaahinta muqdisho waxa kala qabsadey

Wareysi aad u kulul ayaa maanta waxaa uu dhex marey Gudoomiyaha golaha guurtida koonfur galbeed somaliya Malaaq Shuurow iyo mid ka mid ah warbaahinta...

Dhegeyso:- Malaaq Shiine oo sheegey in maalinta Isniinta la dooran doono madaxweynaha Koonfur galbeed somaliya

Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kamid ergooyinka ku howlan dhisida Maamulka lixda Gobol ee Koonfurta Soomaaliya, ayaa wuxuu sheegay in maalinta Isniinta ah...

Dhegayso..Malaaq Xasan Cumar”Koox loo soo diray inay shirka carqaladeeyaan lama kulmayno”

Malaaq Xasan Cumar oo la hadley warbaahinta ayaa ka waramey wafuudii isugu jirtey wasiiro iyo xildhibaano oo shaley kasoo kicitimey magalada muqdisho si ey...

Dhegeyso:- Wareysi aan la yeelaney Musharax Ing Xasan Maxamuud Abuukar

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa sidii aan horey idinkaga balan qaadney wareysiyo aan la yteelan doono dhamaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynenino ee dowlad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img