Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Gudoomiyihii hore ee degmada Waajid Cabdulaahi Yariisoow”Ma ogolaan karo in nin Shabaab ah aan xilka ku wareejiyo”

Gudoomiyihii hore ee degmada Waajid Cabdulaahi Aadan Yariisoow oo maanta xilka gudoomiye-nimo laga xayuubiyay ayaa waxa uu ku hanjabay in aanu ogolaan doonin nin...

Dhegayso…Maamul Rimaygacmeed ah oo maanta Waajid la geeyay.

Wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayay Xildhibaan Macalin Cali Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Fedraalka Soomaaliya ee kasoo jeeda degmada Waajid ee gobolka Bakool...

Dhegayso..Muqdisho oo caawa sarkaal dowladeed ku dilay caseeye

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in caawa fiidkii waqtiga Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada Dowlada uu ku dilay isgoyska Banaadir...

Dhegeyso:-Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Oo U Jawaabey Hadal Shaley Kasoo Yeerey Taliyeyasha Ciidamada Gobolka

Golaha guurtida dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa kulan ay yeesheen maanta kaga jawaabey hadal shaley kasoo yeerey taliyaha ciidanka boliska,nabadsugida iyo maliteriga bay hadalkaas...

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Guuritada Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Sheegey In Mowqifkooda Aysan Waxba ka Bedeli Doonin

Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida ee dowlad goboleedka koonfur galbeed oo la hadlaayey warbaahinta ayaa sheegey in mowqifkoodaa ahaa muulka lexda gobol eysan weligood...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img