Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Suldaanka Afar Begedi”Hadaan wax laga bedelin wadada uu ku socdo shirka Baydhabo waa burburayaa”

Suldaanka Beelaha Afarta Begedi Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdulaahi Xasan Mayow oo ku sugan magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka digay sii socoshada shirka Baydhabo...

Dhegayso..Maxay isku haystaan Xasan iyo Cabdiweli?

Guud ahaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka iyo daafaha dunida ayaa waxay su'aal iska weydiinayaan waxa looga bixi la'yaha isqabqabsiga aan dhamaan...

Dhegeyso:- Suldaanka Duubane Digil Oo Eedeyn Dusha Kaga Tuurey Odey Dhaqameedyada Awdigil Ee Ku Sugan Shirka Ka Socda Baydhaba

Sudaanka Duubane Digil Suldaan Adan Sheebow cabdi oo qadka telfoonka inagu soo tiigsadey ayaa sheegey in shirka ka socda magalada baydhabo uu yahay mid...

DEG DEG: Dhageyso Ra’iisal Wasaare C/weli oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Gollahiisa Wasiirada

Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa goordhaweyd isku Shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. 1.Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Faarax Sheekh C/qaadir 2.Wasaarada Dastuurka iyo...

Dhegeyso Xaqdarada:-Suldaanka Beesha Carmo Oo Sheegey In Shirka Ka Socda Magalada Baydhabo Ay Xaqa Beeshiisa Ku Lunsadeen Odey Dhaqameedyada Awdigil

Waxaa qadka telfoonka inagu soo tiigsadey suldaanka beesha Carmo Suldaan Maxamed Carmo Maxamed isaga oo ku sugan magalada baydhabo suldaanka ayaa waxaa uu sheegey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img