Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:-Gudoomiye Yariisoow oo Beeniyey Hadalkii Kasoo Yeerey Khaliif Rooble

Gudoomiye Maxammed Cusmaan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa beeniyay eedeymihii ka soo yeeray Khaliif Rooble oo sheegta Imaamka Habargidir sheegeyna in Ciidamada ku...

Dhegeyso:-Faahfaahin Dheeri Ah oo Kasoo Baxeysa Weerarkii Xaley ka Dhacay Degmada Afgooye

Wararka aynu ka haleynu degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in ilaa iyo 8 hoobiye hebeenkii xaley lagu garaacay xaafado ka tirsan...

Dhegeyso:-Taliyaha Ciidanka Boliska ee Gobolka Banaadir oo Sheegey In Alshabab Keliya aaney Aheyn Kooxaha Falalka Amni Daro ka Abuura Magalada Muqdisho

Taliyaha ciidanka booliiska gobolka Banaadir, Jen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab), ayaa sheegay in Falalka Amaan-darada ah ee ka dhaca magalada Muqdisho aanay ahayn...

Darawalada ku Shaqeysta Mooto Bajaajka Degmada Afgooye oo ka Banan Baxay Lacag uu Maamulka Shariif Xasan Kusoo Rogey.

Warar ka imana degmada afgooye ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta halkaasi ka dhacay banan bax looga soo horjeedo lacago xadhaafka ah ee uu...

Dhegayso..Shacabka Afgooye oo ka banaanbaxay Afgambi maamulka Shariif uu ku sameeyay maamulkooda.

Madaxweynaha maamulka Maafiyada ah ee KoonfurGalbeed Shariif Xasan ayaa waxa uu maalintii shalay Afgambi uu ku sameeyay gudoomiyaha maamulka degmada Afgooye Cabdiqani Yuusuf Axmed, Afgambigan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img