Warar ka imana degmada afgooye ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta halkaasi ka dhacay banan bax looga soo horjeedo lacago xadhaafka ah ee uu dul dhigey maamulka Shariif Xasan darawalada ku shaqeysta mooto bajaajka degmada afgooye.
Banan baxayaasha ahadalooda waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
