Warar inaga soo gaaraya degmada afgooye ayaa sheegeya in saqdii dhexe ee caawa hoobiyaal lagu garaacay xaafada xaawa taako iyo halka uu ku yaalo dugsiga sare ee degmada afgooye, Hoobiyeyaashaas ayaa la sheegey in ay ayaaheen ilaa iyo 6 hoobiye kuwaas oo intooda badan ku dhacay gudaha xaafada.
Ilaa iyo hada lama oga qasaaraha rasmiga ah oo ay geysteen hoobayaayaash iyo dadkii ka dambeeyey dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha alaah.

SAKIIN SIXIROOLE iyo maamul ku sheega maafiyada Asharaafta ee Koonfur/Galbeed, waxa ku haayo meesha eey danahooda fuliyaan qabaane u yaheen: mooryaanta iyo ciidan beeleedka ku labisan tuutaha dowlada ee beesha Hawiye. Waxa kale oo eey u naageyaan una adeegaan gumeeysiga Itoopia iyo Kenya. Waxa loo adeegsada barakicinta, dhaca, caburinta, xalaalaysiga hantida shacabka iyo boobka dhulka Konfur Galbeed Somaaliaya. Degmada Afgooye ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ka jiray tacaddiyo loo geysanaayo dadka deegaanka, waxaa dhacday in qaar ka mid ah dadka deegaanka iyagoo meyd ah laga helay daafaha magaalada, qaar kale oo reer Afgooye ah ayaa habeenkii inta loo dhaco gurigooda la dilay lanane kufsaday. Xaafado kamid ah Degmada Afgooye xili ay inta badan dadka ku dhaqan degmadaasi ay hurdayeen waxa lagu garaacay madaafiic
NABAD IYO XASILOONI MA JIREEYSO HADI CADAALAD JIRIIN
ISHIIS LAGA ARKA USHIIS LAGU TUMAA
NIMAAN SHANTAADU KAA REEBIN SHARCI KAAMA REEBO
BULUC AA BAAL KA BOODAY, BARANKAAS WA BARANWAAYAY
BEESHA ASHARAAF OO BURSANEESO BEESHA GELEDI, BIYOMAL IYO BEESHA JEREER WEYN DHEESHAAS WA FAHMIWAAYAY
Comments are closed.