Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Taliye Mahad “Amniga Baydhabo gacanta kama bixin,Dad badana waan xirnay”

            Taliyaha booliska gobalka Baay Col. Mahad Cabdirixmaan  ayaan ka wareesanay xaalada amaanka magaalada Baydhabo iyo dadkii loo qab qabtay qaraxyadii ka dhacay magaalada. Dadbaa inoo xirxiran

Dhegayso…Baadiyoow”Amniga kaliya ma ahee Xasan Shiikh waxwalba waa ku fashilmay”

Dowlada Soomaaliya ayaa haatan wada qorshe ay ku sugayso amaanka wadanka gaar ahaan amaanka caasimada ka dib markii magaalada ay ka dhaceen qaraxyo waawayn oo geystay...

DHEGAYSO…CASHARKA 26AAD EE KITAABKA ABUU-SHUJAAC

            Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan. Halkan ka dhegayso...

Dhegeyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey In aan Wadooyinka Magalada La Xiri Karin

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in aan la xiri karin Wadooyinka iyo Meelaha...

Dhegeyso:-Ciidmado Kasoo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ku Goodiyey Iney Alshabab Isku Dhiibi Doonaan

Ciidamado kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose oo ay dhawaan qarameysey dowlada federalka oo la hadley warbaahinta ayaa ku goodiyey in ay ku biiri doonaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img