Beryahan waxaa cabasho aad u badan ay kasoo yeertey darawalada isticmaala wadada xiriirisa inta u dhaxeyso degmada Walaweyn iyo demada Afgooye e gobolka Shabelaha...
Wararka aynu ka heleyno degmada marka ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo beeleedyada ku labisan dareyska dowlada ay halkaasi dhibaatooyin ba,an ay ku hayaan...
Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia dalka Mareykan.
Halkan ka dhegayso...