Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Gudoomiyaha Baarlamaan oo Maanta Hanjabaad u Direy Xildhibaanada Aan Kasoo Qeyb Gelin Kalfadhiyada

Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa digniin u direy xildhibaanada una sheegey xildhibaankii ka maqnaada kalfadhiga 8aad...

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Maamul Goboleed Puntland oo Sheegey In La Adkeyn Doono Amaanka

Taliyaha boliiska maamulka goboleedka Puntland C/risaaq Afgaduud asagoo la hadlaya warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadley xalada guud ee nabadgelyada Puntland. Waxaana uu tilmaamay in...

Dhegeyso:-Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Deerow oo Ka Munaafuqeeyey Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabeelaha Hoose

Afhayeenka beelaha koonfur galbeed ee somliya Malaaq Deerow Yaquub ayaa maanta wareysi uu siiyey idaacada Radio Warsan ee magalada baydhabo waxaa uu sheegey in dhibta...

Dhegeyso:Shariif Xasan oo Kacdoonka Gobolka Shabeelaha Hoose Ku Tilmaamey Iney Alshabab ka Dambeyso.

Waxaa maanta magalada baydhabo soo gaarey madaxweynaha maamulka rimey gacmeedka ah koonfur galbeed ee seddexda gobol Shariif Xasan Sheekh Aadan kadib kolkii booqashooyin uu...

Dhegeyso:-Webiga Shabeele oo Ku Fatahay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyey inta u dhaxeysa Deegaanada Tuugaareey iyo Baar-dheere Oo ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img