Dhegeysiga Codadka

Dhegayso..Dadaalada xagal daacis badan xunbaarsan oo la doonayo in Xalka loogu raadinayo colaada Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ku soo Xildhibaano iyo Wasiiro.

          Dadaalada xagal daacis badan xunbaarsan oo la doonayo in Xalka loogu raadinayo colaada Shabeelaha Hoose ayaa waxaa ku soo Xildhibaano iyo Wasiiro. Warbixin

Dhegayso…Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid oo ka baaqsaday inuu hortago Baarlamaanka.

          Ra'isul wasaare Cumar Cabdirashiid oo maanta lagu waday inuu hortago Baarlamaanka si su'aalo looga waydiiyo doorashada Sanadkaan ayaa dib u dhac ku yimid, Hadaba Xildhibaan...

Dhegeyso:Ciidanka Maamulka Puntland oo dad Barakacayaal Ah Ku Laayey Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Koox Hubeysan oo ku labisan dareysan ciidamada maamulka puntland ay Dad Barakacayaal...

Dhegeyso:-Suldaanka Beesha Biyamaal oo Wakiilnimadii Kala Laabtey Ibraahin Cali Xaaji

Suldaan Axmdey Maxamed Cali (Bolol) Suldaanka Beesha Biimaal ayaa maanta soo saaray warqad uu ku cadeynayo in si rasmi ah uu ula soo laabtay...

Dhegeyso:Reysulwasaaraha oo Maanta Hortegey Baarlamaanka Isla Markaana U Gudbiyey Geedi Socodka 2016

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta u gudbiyey Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Hannaanka guud ee Geeddi Socodka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img