Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Maamul Goboleed Puntland oo Sheegey In La Adkeyn Doono Amaanka

0
34

Taliyaha boliiska maamulka goboleedka Puntland C/risaaq Afgaduud asagoo la hadlaya warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadley xalada guud ee nabadgelyada Puntland.

Waxaana uu tilmaamay in deegaanada maamulka Puntland aan la iska soo gali karin, isagoo sheegay in dadka soo gala Puntland ay baaraan sidoo kalena ay weydiiyaan sharciyada ay ku joogaan Puntland.

Si kastaba arintu ha ahaatee qaab siyaasadeed guud ay ku socdaan maamul goboleedyada ayaa noqonaya in qabiil walba intuu meel isku soo xirey somalida kale oo aan qabiiiladooda aheyna u diida deegaanadooda, sida aynu ka warheyno dhamaan maamul goboleedyada waxaa soo buux dhaafiyey dad itoobiyaan ah welina ma arag maamul goboleed ka hadlaya arintaas.

Hadalka taliyaha waakan ee nala dhegeysta.