Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Ergooyin Kasoo Jeeda Gobolka Hiiraan oo Isaga Baxay Shirka Ka Socda Magalada Jowhar

Wararka saakay aynu ka helneyno magalada jowhar ayaa sheegaya in shalay galab ay isaga baxeen shirka ka socda Jowhar xubno ka tirsan Ergooyinka ka qeyb...

Dhegeyso:Shariif Xasan oo Sheegey In Xubinihii Aqalka Sare Ka Mid Noqon lahaa uu Mar Hore Diyaarsadey

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay diyaariyeen xubnaha kaga mid noqonaya Aqalka Sare. Shariif Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sheegay...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Buulo-Burde oo Ka Horyimd Go,aankii Kasoo baxay Ergooyinka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe

Gudoomiyaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan Cabdicasiis Duurow ayaa wax laga xumaado ka ku tilmaamay go’aankii Shalay Ergooyinka ka qeyb galaya Shirka Jowhar ay...

Dhegeyso Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaadey Xasan Sheekh oo U SHeegey Reer Koonfur Galbeed Dowlad La,aan Ineysan Waxba Eheyn

Maxweynihii waqtigiisa dhamaade Xasan sheekh Maxamuud oo la hadlaayay shacabka reer koonfur galbeed isaga oo ku sugan magalada baydhabo ayaa waxaa uu u sheegey...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo Dhaliiley Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlada Federaalka Somaliya

Gudoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo la hadlay warbaahinta ayaa si weyn u dhaliilay hadalka madaxweynaha Soomaaliya ee ku aadan Qoondada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img