Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso:Hogaamiyaha Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo Sheegey In Alshabab Iyo Dowlada Ay Isu Milmeen oo La Kala garan Waayo

Hogaamiyaha Ururka Ahlusuna Waljameeca Sh Maxamed Shaakir cali xasan oo la Hadlay Saxaafada aya Waxa uu sheegey in alshabab iyo askarta dowlada aan la...

Dhegeyso: Xukumada Federaalka oo Hey’ad Qandaraas Kula Gashey In Ay Ceymiso Gaadiidka Talow Ma Dhabaa? Mise waa Weji Cusub oo La rabo In Shacabka...

Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka Cali Gacal ayaa sheegay in dhammaan Gaadiidleyda looga baahan yahay in ay galaan ceymis , waxaana uu xusay Agaasimaha Wasaaradda Gaadiidka...

Dhegeyso:-Kulan Ay Isugu YImaadeen Madaxda Axsaabta Siyaasada oo Dhaliiley Qaabka Ay Dowladu U Wado Doorashooyinka

kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah Madaxda Axsaabta Siyaasada Dalka ayaa waxa ay kaga hadleen arrimo la xiriira Doorashooyinka...

Dhegeyso:Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Xaalada Amaan ee Magalada Cadaado

Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka...

Dhegeyso Warsaxaafadeed Kasoo Baxay Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Ay Kaga Soo Horjeesteen Kootada Dumarka Iyo Musuqmaasuq In Lagu sameeyo Doorashooyinka

Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa soo saartay digniin cusub oo ku aadan in haweenka Soomaaliyeed aysan ka mid noqon karin baarlamaanka cusub ee soo socda. Ma’suuliyiin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img