Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka Somaliya oo Sheegey In Dhimaha Aqalka Sare uu Dhibaato Hor Leh U Keeni Doono Umada Somaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga dowlada federaalka somaliya C/Qaadir Sheekh Cali Diini oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in dhismaha aqalka sare ee dalka uu yeelanayo uusan...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey In Ay Bilowdeen Dhismaha Aqalka

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya Cumar Dhageey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay bilowdeen dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka. Waxa uu sheegay...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’ada Culimada oo Ugu Baaqey Iney Nabad Ka Shaqeeyaan maamulada Puntland iyo Galmudug

Guddoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheikh Bashiir Max’ed Salaad oo la hadlay warbaahinta ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray dagaalada ay isaga soo...

Dhegeyso Mujaamilada Shariif Xasan oo Shacabka Dulman Ugu Baaqey Iney Nabada Ka Shaqeeyaan

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shacabka deegaanada Koofur galbeed Soomaaliya ugu baaqay in ay la shaqeeyaan Hay’addaha amaanka. Shariifka ayaa marnaba ka hadlin kooxaha ku...

Dhegeyso:Madaxweynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Puntland C/rahman faroole oo Doorashooyinka Ku Timaamey “”Ku Darsasho Dahsoon””

C/raxmaan Faroole oo horey Madaxweyne uga soo noqdey maamul gobeedka Puntland ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in hada ay wado Qorshe ay waqtiga ku kororsaneyso,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img