Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in dhibaato weyn ay ku qabaan xirnaanshaha wadooyinka xilliga Doorashada.
Waxa ay...
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa Muqdisho uga dhawaaqay in mar kale uu u taagan yahay qabashada xilka guddoomiyaha baarlamaanka...