Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Maamulka Jubaland iyo Odayaashooda oo Soo Dhaweeyay Musharxnimada Prof Maxamed Cusmaan Jawaari

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Goboleedka Jubbaland, Siyaasiyiin, Waxgarad iyo Odayaal ayaa waxa ay si buuxdo u taageerey Musharaxnimada Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Waxa ay sheegeen...

Dhegeyso: Khudbadii uu Maanta Musharax Prof Maxamed Cusmaan Jawaari Ka Jeediyey Baarlamaanka

Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka horjeediyay Khudbadiisa Musharaxnimo eek u aadan waxyaabaha uu qaban...

Dhegeyso:Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Maamulka Shariif Xasan oo Shariif Xasan Ku Eedeeyey Inuu Lunsadey 3 Milyan oo Dollar

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee maamulka Shariif Xasan Axmed Maxamed Bare Macalin Barre oo la hadalay Warbaahinta ayaa ka hor yimid Musharaxnimada Shariif Xasan...

Dhegeyso: Prof Maxamed Cusmaan jawaari oo 10 Kun oo Dollar Ugu Deeqay Gudiga Abaaraha

Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Gudiga abaaraha qaranka maalintii shaley ugu deeqey lacag cadadeedu gaareysa 10,000 oo dollar. Xildhibaan...

Dhegayso…Suldaanka Beesha Wacdaan oo ka Calaacalaya dhulboobka beesha Abgaal.

Ugaaska guud ee beesha Wacdaan Cismaan Ugaas Warsame Cali Suuleey ayaa waxaa markii ugu horeysay dhaleecayn dusha uga tuurey beesha Abgaal oo dhulboob aad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img