Dhegeysiga Codadka

Dhegeyso: Ceydiid Ilka Xanaf oo Sheegey In uu Dib Ugu Laaban Doono Gobolda Waqooyi Hadii uu Xil Waayo

Gudoomiyihii hore ee Maxkamada Sare ee Soomaaliya Caydiid Cabdulaahi "Ilka Xanaf" ayaa sheegay in uu dib ugu laaban doono degaanada maamulka Somaliland oo uu...

Dhegeyso: Kooxihii Shaley Shariif Xasan Gurbaanka u Tumaayey oo Hadana Kasoo Horjeestey

Odayaasha Dhaqanka beesha biyamaal  oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay Sheegeen in Doorashadii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden lagala...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Hay’ada Culimada Somaliyeed oo Baaq Usoo Jeediyey Xildhibaanada Cusub

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabatay Magaalada Muqdisho ayaa fariin u dirtay xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya. Waxa ay sheegeen...

Dhegeyso: Cabdikariin Guuleed oo Ka Hadley Mooshin Shaley Ay Ka Keeneen Xildhibanada Barlamaanka Galmudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshin Shalay ay ka keeneen xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug. Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa Nasiib daro...

Dhegeyso: Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Qirtey In Shacabka Aysan Howl Weligood U Qaban

Wasiiro ka tirsan Maamulka maamulka Shariif Xasan ayaa Markii ugu horeeysay si cad u qirtay in ay ku fashilmeen shaqooyinkii loo igmaday . Wasiiradaasi waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img