admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso Siyaasi Maxamed Cali ” Qalinle ” oo Riwaayad Ku Tilmaamay Balanqaadkii Gudomiyaha Baarlamaanka

Maxamed Cali qalinle oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa riwaayad ku tilmaamay balanqaadyada ay sameeyeen gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya...

Alshabab oo Soo Bandhigey Ciidamo ay Sheegeen Iney Kasoo Goosteen Maamulka Jubaland

Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay Saddex Askari oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Maamulka Jubbaland. Waxa ay sheegeen...

Qarax Qasaare Geystay oo Ka Dhacay Isgoyska Carwo Itko ee Magalada Muqdisho

Qarax goor dhaweyd ka dhacay magalada muqdisho ayaa la sheegayaa in uu geystey qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Qaraxan ayaa la sheegayaa in uu...

Dhegeyso:Wasiirka Wasarada Ganacsiga oo Sheegay Iney Ka War Hayaan Ganacsatada Lacagaha Baada ah Siya Alshabab

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta u sheegay in dowladda Soomaaliya ay la socoto ganacsato Soomaaliyeed ee lacagaha baada...

Wasiirka Arimaha Dibada oo Ka Qeyb Galay Kulanka Wadamada Carabta ugu Socda Magalada Bayruut.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga dowlada federaalka somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ayaa waxaa uu ka qeyb galay shirka wadamada Carabta oo ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img