admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudigii Diyo u Raadinta Dadkii Lagu Xasuuqay Magalada Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb oo Kulan La Qaatay Odayaasha Galmudug

Laba Guddi ee ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Mamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan ku sabaabsan dadkii sida gardarada ahaa loogu xasuuqay...

Alshabab oo Maanta Weerar Ku Qaaday Fariisimo Ay Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Deegaanka Bariire ee Gobolka Sh Hoose

Wararka inaga soo gaaraya deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu Maanta ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyey Ciidamada...

Resulwasaare Kheyre oo Maanta Magalada Caabudwaaq Kula Kulmay Kheybaha Kala Gedisan ee Ururada Bulshada

Ra’iisal Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabud-Waaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka oo ka...

Xaalada Degmada Walaweyn oo Maanta Degen Ayadoo ay Weli Is Hor Fadhiyaan Ciidamadii Halkaasi Ku Dagaalamay

Xaalad deganaansho ah ayaa saakay laga dareemayaa degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo shalay uu ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo...

Taliska Ciidanka Boliiska Oo Ka Hadley Gaari ay Maalintii Shalay Dulmareen Gaadiidka Gaashaman ee Amisom

Taliska ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa faah faahinno dheeraad ah ka bixiyay dhimashada saddex ruux oo labo ka mid ahaayeen Askar ka tirsan ciidamada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img