admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

3 dhallinyaro oo ka tirsanan jirey alshabab oo maanta Dil toogasho lagu fuliyey

Maxkamada Ciidamada Qalabka sidda ayaa saakay xukun dil toogasho ku filisay Maxamed Xaaji Axmed oo laakiin caan ku ahaa oo ay dowladdu ku...

Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya oo sheegay inay si buuxda ula wareegeen casimada tigrega

Taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya Janaraal Birhanu Julla ayaa Warbaahinta dawladda u cadeeyay inay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta caasimadda Tigray ee...

Wasiirka warfaafinta oo ku eedeeyey qaar ka mid ah maamul goboleedyada dib u dhaca doorashooyinka

Wasiirka warfaafinta dowladda federalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah maamul goboleedyada in ay masuul ka yihiin dib u dhac ku...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo kulan la qaatey odayaasha dhaqanka koonfur galbeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan ku sugan magaalada Baydhabo ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka ee...

Maareeyaha Dekeda oo qarax lala begsadey

Faah fahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Miranaayo ee degmada Cabdicasiis, waxaana qaraxan dhawaqiisa laga maqlay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img