admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhalinyaradii kuu geeryootey qaraxii xalay oo maanta lagu aasay magalada muqdisho

Waxaa Maanta Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho Aas wadareed loogu sameeyay 8 dhalinyaro ah oo xalay ku geeriyooday Qarax xoogan...

Alshabab oo shegatey masuuliyada qaraxii xalaey ka dhacay maqaaxiku tiiley numbar 4

Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar ismiidaamin ah oo xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo kutaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Weerarkaan oo ay...

Hanti dhowrka guud oo sheegay in ay balaarin doonaan la dagaalanka musuqmasuqa

Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Afgooye ayaa sheegay in Xafiiska Hanti dhowrka uu ballaarinayo howlaha lagu baarayo xafiisyada dowladda & dowlad goboledyada. Waxaa...

Kulankii midowga musharixinta oo war murtiyeed kasoo baxay

Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18...

Reer Baydhabo oo maanta u diyaar garoobaya soo dhaweynta Sheekh Shariif

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ku sii jeeda gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararka ayaa sheegaya...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img