admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Kulanka Midowga musharixiinta wajigiisa labaad oo xalay ka furmey magalada muqdisho

Midowga Musharrixiinta Soomaaliya ayaa xalay isugu yimid wajiga labaad ee shirka musharraxiinta oo lagu soo bandhigay warbixin ka hadleysa xaaladda waddanka iyo maareynta marxaladda...

Beesha caalamka oo bilaabay inay soo kala dhex galaan kooxaha isku heysta siyaasada dalka

Xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan ayaa waxaa ay kulan dhinaca Internet-ka ah...

Maamulka Jubaland oo sheegey inaysan gudbin doonin gudiga doorashooyinka

Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Gobolleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan ayaa sheegay in aysan gudbin doonin gudiyada doorashada ee laga sugayo inta laga fulinayo ayuu yiri...

Ururada bulshada rayidka oo baaq kasoo saaray doorashooyinka la filaayo inay dallka ka dhacaan

Qoraal ka soo baxay Ururrada bulshada rayidka ayaa loogu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in ay dajiyaan xaalada iyo hadallada hajabaada ah ee hawadda leysku...

Ergeyga gaarka ah ee QM u fadhiya somaliya oo ka hadley arimaha doorashooyinka

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay arrimo ku aadan xaaladda Somalia iyo doorashooyinka, kadib...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img