admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga yurub oo kasoo horjeestey heshiiska janan iyo farmaajo

Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Amb. Nicolas Berlanga ayaa markii u horeysay ka hadlay heshiiska dowladda iyo Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, oo si...

Qarax lagu dilay Sarkaal ka tirsan millateriga Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax lala beegsaday gaari uu la socday Sarkaal katirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya, waxaana lasoo warinayaa khasaaro dhimasho...

Guddiga Amniga Qaranka oo hor tagaya Madaxda ku shiraya Afisyooni

Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galay maalintii Afraad, waxay madaxdu shalay...

Hoobiyeyaal lagu weeraray xaafado ku dhow xerada xalane oo dhibaato geystey

Hoobiyeyaasha oo jugtooda laga maqay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa ay ku dhaceen Xaafadaha Obasiibka ah oo u dhow Xerada Xalane oo...

Dhegeyso: Maamulka jubaland oo ka hadley heshiiska janan iyo dowlada ay wada galeen

Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay heshiiska Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan uu la galay dowladda Soomaaliya, iyada oo shalay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img