admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Beesha caalamka oo la kulmaya madaxda maamul goboleedyada

Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magaalada muqdisho kulamo ku yeelanayay qaar kamid ah Madaxda dowlad Goboleedyada, kulamadaas oo looga hadlayay khilafka doorashada iyo sida...

Igad oo ka hadashey carqaladaha hortaagan doorashooyinka dalka

Urur goboleedka IGAD oo war ka soo saaray khilaafka hareeyey doorashada Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyey in shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo xil ka qaadis ku sameeyey cabdirashiid janan

Madaxweynaha maamulka goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xil ka qaadis ku sameeyey wasiirka amniga maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan), kadib markii...

Midowga yurub oo siyaasiyiinta somaaliyeed ugu digey wiiqida geedi socodka somaliya

War ka soo baxay Ururka Midowga Yurub ayaa ugu baaqay madaxda Soomaalida, gaar ahaan kuwa wiiqaya wadahadallada doorashooyinka, in ay la kulmi doonaan cawaaqib...

Ururada Bulshada Rayidka oo ka xun hal Arrin oo ka dhex jirta DF iyo M/Goboleedyada

Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed Cismaan Muxyadiin Shaatax ayaa ka hadlay Khilaafka iyo is aaminaad la’aanta xiligaan ka dhex jirta Madaxda dowladda Federaalka iyo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img