admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamo ka wada tirsan dowlada oo isku heysta dhul aan sidaa uga fogeyn iskool bulusiya

Ciidamo ka tirsan Millaterriga Soomaaliya iyo kuwa Badda ayaa isku heysta dhul ku yaal agagaarka Xeebta Iskuul Bulusiya ee degmada Xamar-Jajab, halkaas oo ah...

R/W Rooble oo la kulmayo Axmed Madoobe iyo Deni + ujeedka

Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gelinka dambe ee maanta kulan gaar ah la qaadan doono hoggaamiyeyaasha dowlad...

Ciidamo badan oo la geeyay Baraha Koontarolada Xarunta Madaxtooyada

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Hay’adda NISA ayaa saakay lagu arkayaa baraha Koontaroolada lasoo galo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya. Ciidamadan...

Kulankii xildhibanada golaha shacabka ay maanta u balansanaayeenoo furmey

Xarunta Villa Hargeysa ayaa kol dhaweyd waxaa si toos ah uga furmey kulan ay leeyihiin xildhibaannada Golaha Shacabka, kulankaas oo warbixin looga dhegeysan doono...

Galmudug oo xukuno adag ku riday 31 qof oo ajaanib ah oo lasoo qabtay + Sawirro

Maxkamada Gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ganaax mid $700 (Todoba boqol oo dollar ah) ku riday 31 qof oo ajaanib ah, kuwaas oo kalluumeysi...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img