admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka arimaha dibada ee kenya oo soo gaartey magalada muqdisho

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hoggaamineyso wasiirka arrimaha Dibadda dalka Kenya Raychelle Omamo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho. Wafdiga wasiirka...

Madaxwene Farmaajo oo digreeto ku joojiyey heshiiyada hay’adaha dowlada

Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo saaray dikreeto lagu shaaciyey in isagoo gudanaya ‘waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida...

Gudoomiyaha aqalka sare oo eedeyn usoo jeediyey reysulwasaaraha

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa si adag ugu eedeeyay Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble inuusan dhexdhexaad ka aheyn...

Madaxweynaha maamulka galmudug oo kulan la qaatey wefdi ka socda QM

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo wafdi...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo xukumo kala duwan ku ridey rag dembiyo galay

Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa xukuno kala duwan ku riday, eedaysanayaal ka tirsan ciidamada dowlada oo dil iyo dhaawac...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img