admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Ahlusuna oo la wareegtey gacan ku heynta deegaanka ceeldheere

Ururka Ahlusunna aya si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceeldheere oo Caasimada Dhuusamareeb qiyaastii 30Km u jira. Ciidankii booliska Soomaaliya ee ka amar...

Reysulwasaare Rooble oo baaq kasoo saarey arimaha kasoo cusboonaaday galmudug

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa warsaxafadeed kasoo saaray xaalad kacsanaan ah oo kasoo cusboonaatay deegaanada Maamulka Galmudug, kadib markii ciidamo ka tirsan...

Shekh Shakir oo sheegay sababta keentey iney kusoo noqdaan gobolka galgaduud

Hoggaamiyaha ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da ayaa sheegay in maamulka Galmudug meeshii uu...

Somaliland oo bilowdey inay musaafuriso dadka kasoo jeeda koonfurta somaliya

Ciidamada Booliiska Somaliland ee magaalada Laascaanood ayaa raafaya dadka kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya ee ku dhaqan magaalada Laascaanood, sida uu taliyaha booliiska gobolka Sool...

Taliyaha boliiska gobolka nugaal oo xalay gurigiisa lagu weerarey

Koox hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay xalay xilli dambe weerar ku qaadeen Hoyga uu Xaafada 1-da Agoosto ee Magaalada Garoowe ka degan yahay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img