admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare Rooble oo safar dhulka ah ku tegay degmada balcad

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa goordhaw waxay safar dhulka ah ku gaareen degmada...

Alshabab oo dhow madaafiic ku weerarey saldhig ay ciidamada kenya ku leyihiin jaziirada khudaa

Dagaalamaayasha Al-shabaab ayaa weerar madaafiic ah waxay ku qaadeen Saldhig ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Jasiirada Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose. Dadka deegaanka Kudhaa oo...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaano hoos taga degmada awdheegle

Ciidanka xoogga dalka ayaa Maanta waxaa ay howlgal qorsheysan ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeelalaha Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen...

Maamulka Puntland oo war kasoo saartey kulanka looga hadlayo shidaalka somaliya ee ka furmi doona wadanka imaaraadka

Xilli wadanka Imaaraadka Carabta uu ka soconayo shirweynaha Shidaalka Afrika ayna ka qeybgalayaan Wefdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Puntland waxa ay qaadacday...

Gudiga doorashooyinka galmudug oo soo saarey jadwalka doorashooyinka labada kursi ee aqalka sare

Guddiga Hirgelinta doorashada heer maamul goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada laba kursi oo ka dhineyd doorashada kuraasta Aqalka sare ee deegaan...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img