Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey...
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay isagoo xusay in mudo la sugayay doorashooyinka guud ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw ka hadlay dabkii xooganaa ee Xalay ka kacay suuq ku yaala Isgoyska Banaadir ee magaalada...
Wararka naga soo gaaraya degmada qoryooleey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada kuwa ATMIS ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika inay howlgalo...