admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Diyaarado xaley duqeymo ka geystey deegaanka tooratoorow

Wararka aynu ka heleyno deegaanka Tooratooroow ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi Xalay saqdii dhexe diyaarado dagaal ay ka fuliyeen duqeymo culus. Deegaanka Xalay...

Wasiirka wasarada gaashaandhiga somaliya oo kulan la qaatey dhigiisa dalka masar

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan kula qaatay magaalada Qaahira ee dalka Masar dhigiisa dalkaasi Jenaraal Maxamed Axmed Zaki. Labada...

Reysulwasaare Xamse oo mudo 10 maalmood loogu kordhiyey soo magacaabista golaha wasiirada

Golaha shacabka Soomaaliya ayaa ogolaaday codsi uu ra'isulwasaare Xamse Cabdi Barre usoo gudbiyay, kaasoo ah in muddo toban maalmood ah loogu daro soo magacaabista...

Madaxweyne Xasan Shekh oo kulan la yeelan doona dhigiisa dalka masar

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa la filayaa in uu halkaasi ka bilaabo la...

Howlgalo lagu sugayo amniga oo xaley laga fuliyey degmada kaaraan

Ciidamo ka tirsan Booliiska gobolka Banaadir ayaa Xalay howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir kusoo qabqabtay qaar ka mid ah...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img