Afku xooglaha(Itaal laawe) wuxuu inta badan maciinsadaa dacaayado rakhiis ah oo xaqqa uu ku qarinaayo. Dagaalkii shalay ka dhacay magaalada MARKA waxaa ku fadeexoobay...
Ciidamo ka wada tirsan dowlada ayaa saaka mar kale ku dagaalamey Magalaada Marka ee gobolka shabeelaha hoose daagaalkaas oo geystey qasaare isugu jira dhimasho...
Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ayaa maanta ka furmay caasimadda dalka Qatar ee Doha.
Amiirka Qatar, Hamad bin Khalif Al Thani ayaa si rasmi ah u...