admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegayso….Gudoomiyaha gobolka Gedo oo markii ugu horaysay ku faanay inay dagaalami karaan ciidankiisa iyadoo la socon ciidamo Itoobiyaan ah

Dagalkani oo ka dhacay Tuulada Birta dheer oo Garbahaarey u jirta ilaa 12km ayaa waxaa uu dhex marey Ciidamada Dowlada oo ay kaabayaan kuwa...

Dhegayso…Xaalada Barakacayaasha Xudur oo laga dayrinayo

Xaalado aad u daran oo dhanka nolosha,Caafimaadka iyo Quudka la cuno ayaa waxaa isugu darsamay qaxooti todobaadkii hore ka baqa cararay xarakada Shabaab ka...

Dhegayso…Agaasimihii Hay'ada nabadsugida oo xilka Baneeyay

Agaasamihii hey’adda nabad sugida Qaranka Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta ku dhawaaqay inuu shaqadii iska casilay ka dib shir jaraa’id oo uu ku qabtay...

Gabar Wariye aheyd oo lagu diley xaafada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

Gabar weriye aheyd oo ka howlgeli jirtay mid ka mid ah idaacadaha maxalliga ah ayaa saacado ka hor lagu dilay xaafadda Towfiiq ee degmada...

Ilyaas Qalinle oo aan ka wareysaney safarka prof jawaari uu ku tegey Magalada Baydhabo

Waxaa maanta qadka telfoonka aan ka wareysaney wariyaha falanqeynta dhanka siyaasada Ilyaas qalinle oo ku sugan dalka ingiriiska anagoo ka wareysaney shirirka isdaba jooga...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img