Dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya waxaa loo geystaa gaboodfallo kufsigu uu ka mid yahay, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’adda u doodda...
Xukuumada Sierra Leone ayaa shaaca ka qaadday in ciidamo gaaraya 850 askari ay horraanta April u diri doonto dalka Soomaaliya.
Madaxweynaha dalka Sierra Leone Ernest Koroma...
Dagaal shaley gelinkii dambe ka dhacay Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose kaasoo ey ku dagaalameen Alshaba iyo Raskambooni ayaa waxaa guulo kala sheegtey...