admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo lagu wado in uu maanta ka furmo magalada muqdisho

Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamul...

Ciidamada dowlada oo alshabab kala wareegey deegaano hor leh

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka degaannada Gobolka Hiiraan oo weli howlgallo ka wada meelo kamid ah gobolkaas ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa...

Maamul goboleeyada oo loogu baaqay iney xukuumada kala shaqeeyaan la dagaalanka alshabab

Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), ayaa ku booriyay dowladda federaalka iyo maamul-goboleedyada in ay iska...

Maamulka gobolka banaadir oo loo magacaabey gudoomiye cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir iyo duqa Caasimadda Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheikh...

Alshabaab iyo dadka deegaanka oo xaley ku dagaalamay duleetka degmada maxaas

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo xoogan oo Xalay markale ku dhexmaray deegaanka Ceeleey oo qiyaas ahaan degmada Maxaas u jirta ilaa 30KM...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img