admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Laba qarax oo ismiidaamin ah oo kol dhaweyd ka dhacay magalada baladweyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ay ka dhaceen laba qarax oo Ismiidaamin ah, islamarkaana...

Maamulka jubaland oo diyaariyey ciidamo aad u tira badan oo loogu tala galey la dagaalanka alshabab

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dhaq-dhaqaaq ciidan oo ay waddo dowlad goboleedka Jubbaland, kaas oo ku...

Wasiirka arimaha gudaha oo xaqiijiyey in diyaaraha dronska dalka turkiga ay ka qeyb qaataan duqeymaha alshabab

Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore xaqiijisay wararka sheegaya in diyaaradaha hubeysan ee ay soo saarto Turkiga ee Baykar ay hadda ka howlgalaan Soomaaliya. Wasiirka arrimaha...

Askar ka tirsan ciidamada nissa oo shil ku galey degmada balcad

Wararka aynu ka heleyno gobolka Sh.Dhexe ayaa sheegaya in gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidan ka tiraan Nabad Sugida uu rogmaday, waxaana...

Ciidamada dowlada oo isaga so baxay deegaano ka tirsan gobolka hiiraan

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda ay soo baneeyeen Deegaanada Moqokori iyo Yasooman ee Gobalka Hiiraan, halkaasoo dhawaan lagala wareegay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img