admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo ka hadley kacdoonka ka dhanka ah la dagaalanka alshabab

Wasiirka diinta iyo awqaafta Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo ka qeyb-galay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay kacdoonka ka dhanka...

Alshabab oo bilaabay iney hubeeyaan qaar ka tirsan qabaa’ilada dega gobolka shabelaha dhexe

Ururka Alshabaab ayaa deegaanka Masaajid Cali Guduud ee gobolka Shabeellada dhexe ka bilaabay inay abaabulaan oo hubeeyaan qabaailka, si ay dagaal ugala hortagaan ciidanka...

Ciidamada dowlada oo dib ula wareegay deegaanka yasooman ee gobolka hiiraan

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Maanta deegaankaasi ay dib ula wareegeen ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa dadka...

Masuuliyiin ka tirsan maamulka hirshabeele oo ku dhintey qaraxii maanta ka dhacay magalada baladweyne

Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magalada beledweyne ee gobolka hiiraan ayaa waxaa qaar ka tirsan maamulka hirshabele kasoo gaartey qasaarooyin isugu jirta...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo sheegey in ciidamada sirdoonka ay la wareegtey guryo u kireysnaa alshabab

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuuusf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in ciidamada sirdoonka ay la wareegeen shan guri oo u kiraysnaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img