admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo maanta xukun dil ah ku fulisey Cabdinasir Daa’uud

Waxaa saakay oo Jimco ah Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsana ciidanka xoogga...

Ciidamo ka tirsan kumaandoosta danab iyo gorgor oo gaarey degmada cadale

Ciidamo katirsan kuwa Kumaandooska DANAB & Gorgor oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay gaareen degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha dhexe si halkaasi uga...

Taliyaha boliiiska gobolka hiiraan iyo taliyaha nisa oo looga yeeray magalada muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho looga yeeray hoggaanada NISA iyo Booliska gobolka Hiiraan oo uu guddoomiyaha gobolka Hiiraan ku eedeeyay iney ka gaabiyeen howlahii looga baahna...

Madaxweynaha maamulka hirshabele oo magacaabey gudi qiimeeya qaraxyadii ka dhacay magalada beledweyne

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magacaabay Guddiga Gurmadka iyo Qiimeynta Khasaarihii ka dhashay qaraxyadii Isniintii ka dhacay Magaalada Beledweyne. Madaxweynaha ayaa faray...

Wasiirka arimaha gudaha oo maanta kulan la qaatey taliyaha ciidanka xooga dalka

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Odowaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img