admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Warsaxaafadeed kasoo baxay dowlada oo lagu sheegey in ku dhawaad 20 alshabab ah lagu diley deegaanka Yasooman

Ciidanka militariga dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa 20 tirsan dagaalamaayaasha Alshabaab ku dilay deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan oo ay saakay soo weerareen. Sida...

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo sheegey iney jiraan siyaasiyiin raba iney fashiliyaan dagaalka ka dhanka ah alshabab

Ergayga gurmadka abaaraha Soomaaliya, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa nasiib darro ku tilmaamay inay jiraan dad fashilinaya howlgallada dalka looga xoraynayo Alshabaab, isagoo sheegay...

Somaliya oo hay’ada qaxootiga aduunka kala hadley dhibaatooyinka barakacayaasha

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Sooomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa waxaa uu magaalada Geneva, ee dalka Switzerland uga qeyb galay...

Mahdi Cumar oo loo magacaabay Taliyaha ciidanka boliiska gobolka banaadir

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska...

Ciidamada dowlada iyo alshabab oo maanta ku dagaalamey deegaano hoostaga degmada balcad

Ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in 19 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dileen Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa degaanka Basra iyo Balcad ee...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img