admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Sheek shaakir oo sheegey in Ahlusuna iyo dowlada wadahadalo u socdaan

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah hoggaamiyaasha Ahlu sunna Wal-jameeca ayaa sheegay in Ciidamadooda qeyb ka yihiin dagaalka ka dhanka ah...

Madaxda somaliya iyo itoobiya oo heshiisyo wax ku ool ah gaarey

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo raysal wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed oo muddo labo maalmood ah wada hadal uga socday magaalada...

Taliyihii ciidanka boliiska gobolka banaadir oo qarax miino ah ku geeryoodey

Taliyihii ciiddanka Booliiska gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagula eegtay deegaanka Basra, halkaas oo saakay ciidamada...

Alshabab oo lagala wareegay deegaano badan oo hoos taga gobolada shebelaha hoose iyo shabelaha dhexe

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay si buuxda ula wareegay deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii ciidamadu howlgal qorsheysan ay hiirtii waaberi...

Gudoomiyaha degmada baraawe oo sharci cusub kusoo rogey shacabka degmada

Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa amaro cusub kusoo rogay shacabka ku nool degmadaas, kuwaasi oo la xiriira dhanka amniga xili deegaano...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img