admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada ciidamada qalabka-sdia oo xukun dil ah ku fulisey Laba nin oo la sheegey iney ka tirsanaayeen alshabab

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay Muqdisho xukunkii dilka toogashada ahaa ku fulisay labo rag ah oo lagu eedeeyay in ay ka...

Dalka jabuuti oo somaliya usoo direy dawooyin iyo dhaqaatiir

Waxaa Maanta dowladda Jabuuti ay Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay Dhaqaatiir iyo deeq dawo ah oo loogu talo galay gurmadka dadkii ay wayeelada kasoo gaartay...

Gudiga gurmadka qaraxii soobe oo warbixin laga dhegeystey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee Gurmadka Qaraxii KM5, Wasaaradaha...

Madaxweynaha oo ka qeyb galey shir madaxeedka jaamacada carabta oo ka furmey dalka aljeeria

Meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta ayaa si rasmi ah uga furmey magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya, halkaas oo ay goobjoog ka yihiin...

Wasiirka arimaha gudaha oo ka digey weeraro kale oo ay alshabab damacsan tahay

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in Al-Shabaab dad shacab ahaa ay ku xasuuqeen qaraxyadii ay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img