admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka arimaha gudaha oo maanta gaaray degmada xudur ee gobolka bakool

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi iyo wafdi uu horkacayo oo Maanta gaaray degmada xudur ee gobolka...

Taliyihii hore ee hey’ada nabadsugida oo sheegay iney jiraan maamul goboleedyo kasoo hor jeeda la dagaalanka alshabab

Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya ee NISA Jeneraal Cabdiraxmaan Tuuryare oo markale ka hadlay dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ayaa shaaciyay inay jiraan maamul...

Soomaliland oo markii ugu horeysey beenisey xiriirka ay la leedahay alshabab

Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Gen. Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan-geliso kooxaha Argagixisada ah. Shir jaraa’id oo uu...

Alshabab oo lagala wareegey deegaano hor leh

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dadka degaanka ee hubka qaatay oo howlgallo weli ka wada degaano katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa Maanta waxaa ay Al-Shabaab...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo algeria kulan kula qaatey madaxweynaha dalka masar

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Algeria ayaa kulan doceed la yeeshay Madaxweynaha dowladda Masar Cabdulfataax Al-siisi, iyagoo ka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img